Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Barayaal dhigi kara Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka
Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadineeysaa Barayaal dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:
1- Industrial Economics iyo Labour Economics.
2- Private Law iyo Public law.
3- Luuqadda Advanced english.
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
1. Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo
2. Waa in uu kusoo qaatay maadada uu soo codsanaayo heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacadda
3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad barenimo.
4. Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Faraca Galmudug ee Degmada Caabudwaaq.
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
1. Warqadda codsiga shaqada
2. CV ga codsadaha
3. Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
4. Transcrpts ka heerka 1aad iyo 2aad
Sida Loo Codsanayo:
Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan
Economics@snu.edu.so
Fiiro gaar ah:
Macalimiintaan waxaa loo rabaa xarunta Caabudwaaq, Galmudug.
Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay Agoosto 16, 2020.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs