Bareyaal dhigi kara Kuliyadda Caafimaadka – Caabudwaaq

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Bareyaal dhigi kara Kuliyadda Caafimaadka – Caabudwaaq

 

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

KULLIYADDA CAAFIMAADKA

FURSAD SHAQO XARUNTA: GALMUDUG ( CAABUDWAAQ)

Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadinaysaa Bareyaal dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:

  1. Public health (Environmental and occupational health)
  2. Nursing (Psychiatric)
  3. Midwifery
  4. Chemistry and Biology
  5. English

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA

  1. Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo
  2. Waa in uu kusoo qaatay maadada uu soo codsanaayo heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacadda
  3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad barenimo.
  4. Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo Kuliyadda Caafimaadka.
  5. F.G: Maadooyinka nursing iyo midwifery waxaa la doorbidayAa Dumar

Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda

  1. Warqadda codsiga shaqada
  2. CV ga codsadaha
  3. Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
  4. Transcrptska heerka 1aad iyo 2aad

 

Sida Loo Codsanayo:

Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan

Medicine@snu.edu.so

Fiiro gaar ah: Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay 15 Aug 2020, EMAIL KAAGA CODSIGA CIWAAN UGA DHIG : Maadada aad doonaysid iyo xarunta. Tusaale ahaan : “Nursing (Psychiatric)  GALMUDUG (CAABUDWAAQ)”

error: Content is protected !!