Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Bareyaal dhigi kara Kulliyadda Beeraha iyo Cilmiga Deegaanka – Muqdisho
FURSAD SHAQO
Kulliyadda Beeraha iyo Cilmiga Deegaanka ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay Qaadaneysaa Bareyaal dhigi kara maadooyinka hoos ku Qoran ee Cilmiga Deegaanka (Environmental Science)
- Environmental Governance
- Environmental Geology
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO QOFKA SOO CODSANAYO waa
- Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo
- Waa in uu kusoo qaatay maadada uu soo codsanaayo heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacadda
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad barenimo.
- Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo kulliyadda Beeraha iyo Cilmiga Deegaanka
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
- Warqadda codsiga shaqada
- CV ga codsadaha
- Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
- Transcrpts ka heerka 1aad iyo 2aad
- GPA waa in uusan ka sooheeseen 3.2
Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan
agr@snu.edu.so
Fiira Gaar Ah
❖ Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay 05 Sep 2020.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs