Electrical Lab Technician – Mogadishu

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Electrical Lab Technician – Mogadishu

Kulliyadda injneeriya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay raadineysa Electrical Lab Technician shuruudaha lagu qaadanayo waxay kala yihiin sida soo socota:

1.      Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 1-aad iyo heeraka 2-aad ee  Electrical Engineering  (Bachelor or Master in  Electrical Engineering)

2.      Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa  heerka B .

3.      Waa inuu diyaar u yahay in uu jaamacada u shaqeeyo si joogto ah.

4.      Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad Lab Technician oo 5 sano ah .

5.      Waa in uu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:

A.       Application latter.

B.        Curriculum Vitae (CV).

C.        Copy of bachelor degree or Master degree with transcripts.

 

Sida Loo Codsanayo

F.G Qofki daneynaya waa inuu kuso gudbiyaa documents kisa engineering@snu.edu.so ama xarunta Kulliyadda injineeriya ee Gaheyr ka hor 05-September-2020.

error: Content is protected !!