- Caabudwaaq, Galmudug
- Applications have closed
Kulliyadda Waxbarashada Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed
Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Waxbarashada
FURSAD SHAQO XARUNTA: GALMUDUG (CAABUDWAAQ)
Kuliyadda Waxbarashada & Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadinaysaa Bareyaal dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:
- Education
- Measurement and Evaluation
- Sociology of Education
- Teaching Methodology
2. Math and Physics
- Calculus I
- General Mechanics
- Electricity and Magnetism
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
- Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo, haystana ugu yaraan master ama PhD.
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad barenimo ah.
- Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo Kuliyadda Waxbarashada.
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
- CV ga codsadaha
- Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
- Transcrptska heerka 1aad iyo 2aad
QAABKA LOO CODSANAYO:
Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan
Fiiro gaar ah: Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay 5 Sep. 2020, EMAIL KAAGA CODSIGA CIWAAN UGA DHIG : Maadada aad doonaysid iyo xarunta. Tusaale ahaan: “Physics” (Science), GALMUGDUG (CAABUDWAAQ)”
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs