Fursad Shaqo: Kulliyadda injneeriya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Kulliyadda injneeriya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Fursad Shaqo: Kulliyadda injneeriya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Kulliyadda injneeriya Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay raadineysa macalin Electrical Engineer ah oo dhigi kara maadadda  Control System II shuruudaha macalinka   lagu qaadanayo waxa ay kala yihiin sida soo socota:

1.      Waa inuu heestaa shahaadadda heerka  2aad Electrical  Engineering ee jaamacadda (Master  Degree in Electrical Engineering) iyo wixii kasareeya

2.      Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa  heerka B .

3.      Waa inuu diyaar u yahay in uu jaamacada u shaqeeyo si joogto ah.

4.      Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad macalinimo oo ku aaddan maadadda Control System II

5.      Waa in uu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:

A.       Application latter.

B.        Curriculum Vitae (CV).

C.        Copy of master and bachelor degrees with transcripts.

QAABKA LOO CODSADO:

 

F.G Qofki daneynaya waa inuu kuso gudbiyaa documents kisa engineering@snu.edu.so ama xarunta Kulliyadda injineeriya ee Gaheyr ka hor 03-September-2020.

error: Content is protected !!