- Mogadishu, Somalia
- Applications have closed
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Fursad Shaqo: Barayaal, Kulliyadda Waxbarashada
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Kulliyadda Waxbarashada & Culuumta Bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadinaysaa Bareyaal dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:
- Social Work
- SWK Engagement & Assessment
- SWK Case Work & C. Management
- SWK Practice with Individuals & Families
- Human Behavior Across the Lifespan
- Soomaali
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
- Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo, haystana ugu yaraan Master ama PhD.
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad Barenimo ah.
- Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo Kulliyadda Waxbarashada.
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
- CV ga codsadaha
- Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
- Transcrptska heerka 1aad iyo 2aad
QAABKA LOO CODSANAYO:
Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan education@snu.edu.so
Fiiro gaar ah: Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay 15 Sep. 2020, EMAIL KAAGA CODSIGA CIWAAN UGA DHIG: Maadada aad doonaysid. Tusaale ahaan : “ Social Work” .
Xarunta: Mugadishu
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs