Qualified Nurse Anesthetists – (3 Positions), Mogadishu

Shaafi Hospital

Qualified Nurse Anesthetists – (3 Positions), Mogadishu

 

Shaafi Hospital

 

UJEEDO JAGO KA BANNAAN ISBITAALKA SHAAFI.
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in Isbitaalka Shaafi ee Magaalada Muqdisho ay ka bannaan tahay Saddex Jago oo ah Kalkaaliye Suuxiye (Qualified Nurse Anesthetists).
Arji qabashadu waxay ka billaabanaysaa 22/09/2020 waxa ayna ku egtahay 26/09/2020.

error: Content is protected !!