Galkayo Medical Center
Umuliso (Qualified Midwifery) – Galkacyo
Umuliso (Qualified Midwifery) – Galkacyo
Waxa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha in ay ka banantahay isbitaalka GMC jago Umuliso (Qualified Midwifery).
Arjo qabashada waxa ay bilaabanaysaah 20/10/2020 kuna egtahay 25/10/2020.
Sharuudaha laga doonayo qofka so codsanaayo jagadaan waxa kamid ah:
- Shahaado jaamacadeed gaar ahaan Bachelor of Midwife.
- Ugu yaraan 2sano oo khibrad ah kuna shaqeeyay midwifery.
- Waa in uu shaqeyn karto waqti walba hadii loo baahdo maadaama ay jiraan shiftiyo kala duwan.
Waqtiga oo yar owgii cidii kusoo baxda short list kusoo baxda unbaa lala sooxariiridoonaa.
Waxaa keeni kartaan documents kaaga oo dhamestiran xafiiska maamulka ee isbitaalkja.
Mahadsanidiin
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs