Fursad Macalinnimo, Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista Ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed

  • Somalia
  • Applications have closed

Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed

Fursad Macalinnimo, Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista Ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed

 

Fursad Macalinnimo

Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista Ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxa uu raadinayyaa bare dhigi kara maadada (Applied Epidemiology).  Maadada waxa loo dhigayaa ardada Post-Graduate- ka ee Public Health.

 

Shuruudaha Codsadaha

  1. Waa in uu heesto PhD laxariirta Public Health ama Epidemiology
  2. Hadii ĺawaayo shardiga koowaad, waa in uu heesto Master Epidemiology ah ama Public Health + ugu yaraan 6 sano oo khibrad macalinimo laxariirta maadada Epidemiology-ga
  3. Waa in uu Sameeyay Cilmi-Baaris laxariirta Public Health kuna daabacay Journal Caalami ah(International Peer reviewed Journal)
  4. Waa in uu heesto ugu yaraan 2 sano oo khibrad macalinimo oo Post-Graduate ah (Waxbarashada kasareysa darajada koowad).
  5. Waa in uu khibrad u leeyahay xog aruurinta laxariirta cilmi-baarista, sidoo kalana uu xogta taxliilin karo , tarjumi karo asaga oo isticmaalaya SPSS, STATA iyo R.

 

QAABKA LOO CODSANAYO

Hadii aad Shuruudaha kor kuxusan buuxin katid fadlan noogu soodir CV iyo shahaadooyinkaaga Email-kan sphr@snu.edu.so

 

F.G: Arji Qabashada waxa ay ku egtahay 30/12/2020.

error: Content is protected !!