Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed
FURSAD SHAQO (MACALINNIMO) – JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED
Fursad Shaqo
Fursad Macalinnimo
Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista Ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxa uu raadinayyaa bare dhigi kara maadada (Applied Biostatistics). Maadada waxa loo dhigayaa ardada Post-Graduate- ka ee Public Health.
Shuruudaha Codsadaha
1. Waa in uu heesto PhD laxariirta Statistics ama Biostatistics
2. Hadii lawaayo shardiga koowaad, waa in uu heesto Master Biostatistics ah ama applied statistics + ugu yaraan 6 sano oo khibrad macalinimo laxariirta maadada Bio-statistics-
3. Waa in uu Sameeyay Cilmi-Baaris laxariirta Public Health kuna daabacay Journal Caalami ah(International Peer reviewed Journal)
4. Waa in uu heesto ugu yaraan 2 sano oo khibrad macalinimo oo Post-Graduate ah (Waxbarashada kasareysa darajada koowad).
5. Waa in uu khibrad u leeyahay xog aruurinta laxariirta cilmi-baarista, sidoo kalana uu xogta taxliilin karo , tarjumi karo asaga oo isticmaalaya SPSS, STATA iyo R.
QAABKA LOO CODSANAYO
Hadii aad Shuruudaha kor kuxusan buuxin katid fadlan noogu soodir CV iyo shahaadooyinkaaga Email-kan sphr@snu.edu.so
F.G: Arji Qabashada waxa ay ku egtahay 30/12/2020.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs