Sahal Transport & Logistics
(Darawal) Driver Taxi Service – Hargeisa, Somaliland
Ogaysiis Shaqooyin Banaan:
• Booska: Dirawalnimo Taxi Service
• Goobta Shaqada: Hargeisa
• Wakhtiga codsiga: 28/1/2021
Shuruudaha looga baahan yahay:
1. Waa inuu aqoon Dirawalnimo leeyahay kuna soo shaqeeyey ugu yaraan 4 sano ah.
2. Waa inuu leeyahay waayo-aragnimo shaqo ugu yaraan 2 sano, gaar ahaan xafiis ama shirkad ganacsi.
3. Waa inuu haysto liisanka dirawalnimada oo shaqaynaya
4. Waa in da’diisu ay u dhaxayso 25-40sano.
5. Waa inuu leeyahay aqoon waxbarasho oo ay ugu hoosayso dugsi sare.
6. Waa inuu isticmaali karo mobilada casriga ah( smart phones) iyo internet-kaba.
7. Waa inuu aqoon u leeyahay luuqadaha aan Somaliga ahayn, gaar ahaan: Ingiriisiga iyo Carabiga.
8. Waa inuu degan yahay magaalada Hargeisa, aqoon badana u leeyahay magaalada Gudaheeda.
Qaabka Loo Codsanayo
Fadlan, soo dir CV-gaaga, Codsiga iyo waxii dokumentiyo cadayn ah ee aad haysato, kuna soo hagaaji xafiiska Shirkadda ee ku yaal agagaarka Guleid Hotel,
Waxii faah-faahin ah fadlan soo garaac: Tel: 572577
Ama kusoo dir email-kan: sahal.humanresource@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs