Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Macalimiin Dhigi Karta Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Kulliyadda Xanaanada iyo Daawada Xoolaha waxa ay raadinaysaa macalimiin dhigi karta maadooyinka hoos ku qoran:
A. Botany
B. Zoology
C. Inorganic & Organic chemistry
Shuruudaha macalinka lagu qaadanayo waxay kala yihiin sida soo socota:
1. Waa in uu diyaar u yahay in uu ka shaqeeyo Kulliyadda X.Xoolaha Faraca Galmudug ee JUS
2. Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 2aad ee Master Degree iyo wixii kasareeya lanaxiriirto maadada uu soo codsanayo
3. Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B
4. Waa inuu diyaar u yahay in uu Jaamacadda u shaqeeyo si joogto ah.
5. Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad macalinimo oo ku aaddan maadada uu soo codsanayayo.
6. Waa in uu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:
A. Application latter.
B. Curriculum Vitae (CV).
C. Copy of master and bachelor certificate with transcripts.
F.G Qofki daneynaya waa inuu kuso gudbiyaa documents-ka faculty_vet_husb@snu.edu.so ka hor February 10, 2021.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs