Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Macalin Civil Engineer Ah Oo Dhigi Kara Kulliyadda Injneeriya
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Kulliyadda injneeriya waxey raadineysa macalin Civil Engineer ah oo dhigi kara maadooyinka Civil Design iyo Quantity surveying and estimate.
Shuruudaha macalinka lagu qaadanayo waxay kala yihiin sida soo socota:
1. Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 2aad Civil Engineering (Master Degree in Civil Engineering) iyo wixii kasareeya
2. Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B .
3. Waa inuu diyaar u yahay in uu jaamacada u shaqeeyo si joogto ah.
4. Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad macalinimo oo ku aaddan maadooyinka Civil Design iyo Quantity Surveying and Estimate
5. Waa in uu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:
A. Application latter.
B. Curriculum Vitae (CV).
C. Copy of master and bachelor certificate with transcripts.
F.G Qofki daneynaya waa inuu kuso gudbiyaa documents kisa engineering@snu.edu.so ka hor February 01, 2021.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs