Dagalsame Hotel
Dagalsame Hotel (17 Shaqo oo Bannaan) – Hargeisa, Somaliland
Shaqooyinka Bannaan: 17 Shaqo oo Bannaan
Dagalsame Hotel waa hudheel casri ah oo dhawaan laga furi doono magaalada Hargeisa, Xaafadda Jijiga. Degalsame Hotel wuxuu raadinayaa shaqaale xirfad iyo aqoon u leh jagooyinka loo rabo. Qof kasta oo buuxin kara aqoon ahaan, xirfad ahaan iyo khibrad ahaanba shaqooyinka bannaan waxaanu ku dhiirigalinaynaa inay soo dalbdaan.
Shaqooyinka bannaan oo 17 jago ah waxay kala yihiin kuwan soo socda:
| Shaqada Bannaan | Tirada Shaqooyinka Bannaan |
| Qof sameeya Kafeega (Coffee Man) | 1 |
| Kuug (cook) | 1 |
| Caawiye Kuug (Assistant Cook) | 2 |
| Mudalab (waiter) | 4 |
| Caawiye Mudalab (Assistant Waiter) | 2 |
| Khasnaji (Cashier) | 2 |
| Xafiiska Soo dhowaynta (Receptionist) | 4 |
| Soo Iibiye & Istoodhyare (Purchase and Storekeeper) | 1 |
QAABKA LOO CODSANAYO SHAQOOYINKAN:
Haddaad shaqo ka mid ah kuwan kor ku xusan buuxin karayso, ku soo dir CV gaaga iyo codsiga emailkan: degelsamehotel@gmail.com. Adigoo cinwaanka emailka ka dhigaya “shaqada aad soo dalbatay”. Soo dir ugu dambayn 15 February 2021.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs