Saha General Hospital
Dhaqtarka Haweenka (OP/GYN) – Mogadishu, Somalia
Saha General Hospital
QaranJobs
Ciwaanka jagada banaan: Dhaqtar haween
Waxaa la ogeysinayaa dhamaan shaqa doonayaasha bahda caafimaadka in isbitaalka guud ee Saha General Hospital ay ka banaan tahay boos shaqo oo ah dhaqtar haween, arji qabashada waxey bilaabaneysaa 03/Feb/2020 waxeyna ku egtahay 10/Feb/2020.
Hadii aad buuxiso shuruudahaas fadlan CVga iyo codsiga shaqada ku soo hagaaji Sahageneralhospital@gmail.com
Mahadsanidiin

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs