Soma Eco Pads And Uniforms
10 Jagooyin Banaan (Hablo Dawaarle ah) – Mogadishu, Somalia
Job Description
SOMA ECO PADS AND UNIFORMS
Jagooyin Banaan Hablo Dawaarle ah
Soma Eco Pads and Uniforms oo ah warshad cusub ee tolliinka dharka habka casriga oo u koraysa si xawli ah waxa ay shaqaalaynaysaa hablo aqoon iyo waayo aragnimo u leh toliinka dharka, howl kar ah, diyaarna ah.
Jagooyinka banaan: Hablo Dawaarle ah (10 jago)
Waajibaadka iyo Masuuliyadda shaqo
- Tarjumidda, xardhida iyo jarjaridda naqshadaha dharka
- Toliinka dharka
- Isticmaalka harqaanka overlock
- Feeraynta dharka la tolay
- Dhamaystirka iyo baceynta dharka la tolay
- Wixii shaqo kale oo lagaaga baahdo
Skills and Qualifications
- Aqrinta iyo qorista afka Soomaaliga/Ingriiska ilaa heer bilow ah
- Xisaabta iyo Cabirka heer bilow ah
- In ay leedahay ugu yaraan 1 sano oo waayo aragtinimo harqaan tollis
- In ay u shaqayn karto si xawli ah oo sax ah
- Waa in ay ahaataa mid u dabacsan isbedelka, sahalna ula qabsan karta
- Waa in ay ahaataa qof iswadi karta hal abuurna leh
- Waa in ay ah ahaataa qof hufan oo la xisaabtan leh
- Waa in ay ahaataa Qof xogo badan leh
- Waa in ay ahaataa Qof fikir leh
- Waan in ay ahaataa qof ku shaqayn karta muddo la qabtay oo go’an iyo gaarista yoolka la higsanayo
How to apply
Haddii aad tahay qof kulansaday inta kor lagu soo sheegay fadlan noo soo dir CV Email:HR@somapads.com ama naga soo wac Telefoonk
+252612208279. Codsiga shaqada waxa uu xirmayaa 18 July 2022.
Dadka ay ka go’an tahay in shaqadaa buuxiyaan ayaa soo codsan karo
Hablaha ka soo jeeda barakacayaasha, qaxootiga iyo qaxootiga dalka dib ugu soo noqday ayaa aad loogu baraarujinayaa in ay soo codsadaan.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to HR@somapads.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
