Turkish Bright Schools
3 Macalimiin Qu’aan iyo 1 Murabbiyad – Muqdisho
FURSAD SHAQO
Turkish Bright Schools waxa uu qaadanayaa sadex Macalimiin dugsi Qur’aan iyo hal Murabbiyad
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA MACALINIMADA
1. Waa in uu ka soo baxay heer-ka kobaad ee jaamacadda kuna qaatay shareeca
2. Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad macalinimo.
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA MURABBIYADDA
1. Waa iney dumar tahay ayna xanaaneyn karto caruur
Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
1. Warqadda codsiga shaqada
2. CV-ga codsadaha
3. Shahaadooyinka heerka 1aad.
4. Transcripts ka heerka 1aad.
Fiira Gaar Ah goobta Shaqada Muqdisho
❖ Araaji qabashada waxey ku egtahay 11-FEBRUARY-2023
Fiira gaar ah Goobta shaqada waa xarumahga dhexe ee Turkish Bright Schools

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs