Mogadishu Somali Türkiye Training and Research Hospital
Kalkaaliyayaal Caafimaad (Nurses) – Isbitaalka Tababarada & Cilmibaarista ee Recep Tayyip Erdogan (40 Boos)
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Isbitaalka Tababarada & Cilmibaarista ee Recep Tayyip Erdogan Muqdishu Soomaliya Turkiga Waxa uu shaqaaleeysiindoonaa kalkaaliyayaal caafimaad (Nurses).
Imtixaanka Kalkaaliyaasha waxaa lagu qabandoonaa Jaamacada Culuuumta Caaafimaadka ee ku dhextaala Isbitaalka.
Isdiiwaangalintu waxay bilaabaneeysaa 𝟬𝟭.𝟬𝟭.𝟮𝟬𝟮𝟰 ilaa 𝟭𝟯.𝟬𝟭.𝟮𝟬𝟮𝟰.
Imtixaanka waxaa la galidoonaa taariikhdu markay tahay 18 JANUARY 2024, saacada iyo fasalada imtixaanka kahor ayaa la soo shaacin doonaa insha Allaah.
Qofkii raba inuu imixaanka galo waa inuu iska diiwaangaliyo qaybta maamulka.
Waxaa ku guuleeystayaasha imtixaanka laga qaadandoonaa 40 Nurses ah insha Allaah.
Shuruudaha Imtixaanka.
1- Luqada Imtixaanka waa luqada English.
2- Waa in uu qofku ka qalinjabiyay Nursing.
Shuruudaha Isdiiwaangalinta
1- $50 Doolar oo isdiiwaangelin ah.
2- 2 sawir oo teesaro ah (la qaaday 6dii bilood ugu danbeysay).
3- Shahaadada jaamacada iyo transcriptgeeda oo tasdiiqsan (Orjinal iyo Copy).
4- Baasaboor ama warqada dhalashada iyo sugnaanta (Copy).
For more information about the Nursing Exam please check out the 𝗔𝗽𝗽𝗹𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗚𝘂𝗶𝗱𝗲 below.
Si aad u hesho faafahin dheeraad ah oo ku saabsan Imtixaanka Kalkaalisanimada fadlan aqri Habraaca Imtixaanka hoos ku xusan.





QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs




