
Shaafi Hospital
5 Qualified Nurses (5 Kalkaaliyeyaal Caafimaad) (5 Positions) – Mogadishu, Somalia
Shaafi Hospital
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha In Isbitaalka Shaafi ay ka bannaantahay jago shaqo oo ah:
- Shan Kalkaaliye ( 5 Qualified Nurses)
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsaaya jagadaan waxaa kamid ah:
- Shahaadooyin la xiriira booska uu codsanaayo codsaduha
- Waa in uu leeeyahay ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo ah kaddib qalin-jebintiisa, kuna soo shaqeeyay booska uu codsanaayo.
- Waa in uu la yimaadaa Documents-kiisa oo dhameystiran.
- Waana in uu shaqeyn karaa waqti kasta ee loo baahdo maaddaama isbitaalku shaqeeyo Shiftiyo kala duwan.
QAABKA LOO CODSANAYO:
Waxaad keeni kartaa shahaadooyin kaaga iyo codsigaaga oo dhameystiran Xafiiska Maamulka ee lsbitaalka Shaafi.
FG: Waxaan lasoo xiriiri doonnaa inta qof ee Shortlist-ga kusoo baxda Insha Allaah.
Arji Qabashadu Waxa ay ka billaabaneysaa 09-06-2021 kuna egtahay 12-06-2021.
QaranJobs
…………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on Social Media:
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs