AC Technician – Hargeisa, Somaliland

Telesom Company

AC Technician – Hargeisa, Somaliland

Telesom Company

Booska:           AC Technician

Tirada:            Hal Qof

Qaybta:           Farsamada

Magaalada:   Hargeysa

QEEXIDA BOOSKA:

Shirkadda Telesom waxay raadinaysaa hal qof oo Air Conditioner (AC) Technician ah oo ka hawl-gali doona Xarunta dhexe ee Hargeysa, wajaabaadyada ugu muhiimsan waxa mid ah Rakibista, Dayactirka iyo cilsaarka AC-yada xarumaha shirkadda.

WAAJIBAADYADA UGU MUHIIMSAN:

  1. Rakibaadda qalabyada AC-yada — kuwa gudaha iyo kuwa dibadaba

(Indoor and outdoor units).

  1. Tijaabinta qaybaha AC-ga iyadoo loo eegayo manufacturer’s specification-ka.
  2. Hubinta tuubooyinka AC-gu in ay liigayaan iyo in kale.
  3. Dayactirka iyo ciladsaarka qalabyada AC-ga (Air Conditioning Systems & Equipments) sida:
  • Hagaajinta ciladaha farsamo ee qalabka AC-yada iyo kuwa dhinaca korantadaba.
  1. Nadiifinta iyo bedelida filtarrada hawada iyo qaybaha kale ee cilladooba.
  2. Aqoonsiga khataraha ka dhalan ka qalabka AC-yada marka la rakibayo ama la dayactirayo.
  3. Fulinta hawlaha kale maamulkiisu u igmado.

AQOONTA /XIRFADDA/KHIBRAHA LOOGA BAAHAN YAHAY QOFKA:

  • Inuu leeyahay aqoon heer Dugsi Sare ama Dugsi Farsamo (Technical Institute)
  • Inuu aqoon fiican u leeyahy farsamada AC-yada qaybihiisa kala duwan sida: Composer-ka, Fan-ta, Capacitors-ka, Relay-ga, Power Card-ka etc.
  • Inuu si fiican u yaqaan luuqada English-ka
  • Inuu yahay qof u adkaysankara culayska shaqada.
  • Inuu leeyahay xilkasnimo iyo habdhaqan wanaag
  • Inuu ka shaqayn karo meelaha dhaadheer (working at height)

QAABKA LOO SOO CODSANAYO SHAQADAN:

Muwaadinka leh Aqoonta, Xirfadaha iyo khibradaha sare ku xusan wuxuu Codsigii shaqo, CV-giisa iyo shihaadooyinkiisa ku soo dirayaa recruitment@telesom.com ugu dambayn August 19′, 2022.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to recruitment@telesom.com

error: Content is protected !!