BAAHIN QANDARAAS: DHISMAHA IYO DAYACTIRKA XARUNTA DEGMADA CALUULA

Office of Alula District Mayor

BAAHIN QANDARAAS: DHISMAHA IYO DAYACTIRKA XARUNTA DEGMADA CALUULA

Office of Alula District Mayor  

Baahin Qandaraas

Tixraac Alula/Po/01/2022 LDF Project, Caluula Puntland Somalia

Golaha Deegaanka ee Degmada Caluula wuxuu ka helay maalgalin mashruuca qaramada midoobay ee dowladaha hoose ee adeega iyo maamul daadajinta (UN- JPLG) waxaana uudoonaya in uuqayb ka mid ah u isticmaalo maalgalinta mashruuca ah

  1. Dhismaha iyo Dayactirka Xarunta Dowlada Hoose

 Qoraalka qandaraaska waxaa la helayaa lagabilaabo taariikhda 22/ March/ 2022 ilaa 06/ April / 2022 Golaha Degaanku qiime ah $20 qandaraaskiiba cida soodoonata waxaa loo jaridoona rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay kusoolifaaqaan rasiidhka codsiga qandaraaska.

 Qandaraasyada dhamaantood waa in loo diyaariya iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraalada  kale ee qoraalkan kuxusan. Qandaraaskawaa in lagu soohagaajiyaa Dowlada Hoose ee Degmada Caluula Xafiiska Iibka iyo Qandaraasyada  calulalocalgovernment@gmail.com  , ordaaye44@gmail.com , khadraadan@gmail.com telefoonada 0907329457/ 0907668814

Ka hor waqtiga 10:30 Subaxnimo tariikhda 06 April , 2022

 Qandaraaska Documentigiisa waxaa la furaya: taariikh  06 April, 2022 waqtiga 11: 00 ilaa 12:30 duhurnimo qandaraasyada Markaa ka dib ayaa la furaya iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay sooxaadiraan.

 Qandaraaslayaasha waxaa loogu yeeraya inay yimadaan shir qandaraas. 4 cisho ka dib maalinta qandaarska la raadinayo, taariikhda 26/March/ 2022 waqtiga 9:20 subaxnimo Goobtu waa Hoolka shirarka ee dowlada hoose ee Degmada Caluula si loogu sharaxo wixii faahfaahin ah oo ay uga baahdaan qoraalka qandaraaska.

NB. Shuruudaha looga baahanyahay qandaraasleyda lifaaqa buuga qandaraaska iyo baahintan waad ka helaysaan haddii alle idmo . Sidoo kale wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiraysaan xafiiska Iibka iyo qandaraasyada.

Caluula_Bid_Document_SDM-1

Drawing-Aluula-Administration-Block-JPLG-2021

Copy-of-BOQ_ALUULA

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!