Galmudug State of Somalia
Baahin Qandaraas Dhismaha Wadada Galol & Hobyo Tarmac – Gaalkacyo, Galmudug State Of Somalia
BAAHIN QANDARAAS
REF: GLK/GMS/LDF/JPLG/001/2021
Maamulka Degmada Galkacayo Ee Dawlada Galmudug, waxa ay Sanadka 2021 kaheshay maalgelinta Mashruuca Dawladaha Hoose Ee Adeega iyo Maamul-daadejinta (JPLG), waxa ayna doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaaruucyo horumarineed. Sidaas darteed, Golaha Deegaanka Degmada Galkacayo waxa ay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.
| SN | Project No. | Project Name | Location |
| 1. | GLK/GMS/LDF/JPLG/001/2021 | Galol & Hobyo Tarmac Road | Gaalkacyo, Galmudug |
Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa ama laga Qaadanayaa Xarunta Dawlada Hoose Ee Gaalkacayo laga billaabo taariikhda: 27/12/2021 ilaa 10/01/2022. qiime ahaana waa $20 qandaraaskiiba.
Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkaas codsiga qandaraaska.
Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
XAFIISKA QANDARASYADA DAWLADA HOOSE Ee Galkacayo Ee Dawlada Galmudug
Wixii Faahfaahin Dheerada fadlan kala xidhiidha Ciwaanada Hoos Ku Xusan
Email: Galkacyo.mayor@gmail.com ama Warsamefarah114@gmail.com
Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00pm Duhurnimo, taariikhda; 10/01/2022.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shirqandaraas, 6 cisho ka dib maalintaqandaraaska la naadiyo, taariikhda; 16/01/2022, waqtiga; 09:00 subaxnimo, Goobta; hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.

Xayeysiin-Baahin-Qandaraas-Ee-Gaalkacyo-Galmudug
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
