Dawlada hoose ee degmada Bandarbayla – Puntland, Somalia
Baahin Qandaraasyo: Dhismayaal Dawlada hoose ee degmada Bandarbayla – Qoton, Bayla, Bixin iyo Maygaas, Puntland, Somalia
Dawlada hoose ee degmada Bandarbayla
Xafiiska waxsoo iibsiga
Baahin Qandaraas
Dawlada hoose ee degmada B/bayla oo taageero ka helaysa barnaamijka JPLG waxaa ay fulinaysaa hadii Alle idmo mashaariicda horumarinta degmada ee sanadka 2021 .sidaas darteed D/hoose ee B/bayla waxa ay ku casumeysaa dhamaan shirkadaha dhismaha Punland in ay ka soo qaybgalaan tartanka mashaariicda hoos ku qoran
| Adv /No | Magaca Mashruuca | Goobta |
| BB/PL/LDF/01/2021 | Dhismaha MCH ka Qoton | Qoton |
| BB/PL/LDF/02/2021 | Fidinta dugsiga dhexe ee Bayla | Bayla |
| BB/PL/LDF/03/2021 | Dhismaha guriga bulshada Bixin | Bixin |
| BB/PL/LDF/04/2021 | Dhismaha guriga martida Bayla | Bayla |
| BB/PL/LDF/05/2021 | Dhismaha guriga bulshada Maygaag | Maygaas |
Shuruudaha Qandaraaska
- In uu bixiyo lacagta buuga qandaraaska $ 20 iyo cadayn receipt
- In uu diiwaan galin aan dhacsanayn ka haysto wasaarada hawlaha guud
- In uu ka diiwaan gashan degmada B/bayla
- Cv ga injineerka
- Cadayn in aan wax canshuur ah aaney ku lahayn wasaarada maaliyadu
- Shatiga wasaarada ganacsiga oo aan dhacsaneyn
- Shahaado guddiga qandaraaska Puntland (PNTB)
- Caddayn Mashaariicda uu horey ula soo fuliyey UN/NGO ama dawlada Puntland
- Profile ka shirkada
- In uu soo buuxiyo qiimayta buuga qandaraaska
- In uu saxiixo oo timbareeyo buuga qandaraaska
Buuga Qandaraaska waxaa laga heli karaa xarunta dawlada hoose ee Bayla laga bilaabo 8:00 AM 03/10/2021 marka uu ku soo baxo xayeysiintu waxaana la soo xerayn karaa ka hor 3:00:PM 16/10/2021 waxaa qandaraaska lagu furayaa xarunta dawlada hoose ee Bayla 17/102021 Hadii alle idmo.
Mohamed Isse Omar, District procurement officer
TELL:0907781350 Email: dawladahoose@gmail.com
………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
