Bare dhigi kara maadada (Occupational and Environmental Health)

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Bare dhigi kara maadada (Occupational and Environmental Health)

 

Fursad Shaqo

Fursad Macallinnimo

 

Dugsiga Caafimaadka Guud iyo Cilmi Baarista Ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxa uu raadinayyaa Bare dhigi kara maadada (Occupational and Environmental Health) Maadada waxa loo dhigayaa ardada Post-Graduate- ka ee Public Health.

Shuruudaha Codsadaha:

  1. Waa in uu heesto PhD laxariirta Occupational and Environmental Health ama Public Health.
  2. Hadii ĺawaayo shardiga koowaad, waa in uu heesto Master Occupational and Environmental Health ama Public Health + ugu yaraan 6 sano oo khibrad macallinimo laxariirta maadada Occupational and Environmental Health.
  3. Waa in uu Sameeyay Cilmi-Baaris laxariirta Occupational and Environmental Health kuna daabacay Journal Caalami ah(International Peer reviewed Journal)
  4. Waa in uu heesto ugu yaraan 2 sano oo khibrad macallinimo oo Post-Graduate ah (Waxbarashada kasareysa darajada koowad).
  5. Waa in uu khibrad u leeyahay xog aruurinta laxariirta cilmi-baarista, sidoo kalana uu xogta taxliilin karo , tarjumi karo asaga oo isticmaalaya SPSS, STATA iyo R-Program.

 

QAABKA LOO CODSANAYO SHAQADAN

Hadii aad Shuruudaha kor ku xusan buuxin katid fadlan noogu soodir CV + shahaadooyin kaaga Email-kan: sphr@snu.edu.so

 

Arji Qabashada waxa ay ku egtahay 20/May/2021.

 

 

Follow us on Social Media:

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

To apply for this job email your details to sphr@snu.edu.so

error: Content is protected !!