Horseed International University HIU
Barre dhigi kara 3 Kamida Ah Maadooyinka Kulliyadda Xanaanada Xoolaha – Mogadishu, Somalia
Jaamacadda Caalamiga Horseed, Kulliyadeeda Xanaanada Xoolaha waxa ay raadineysaa:
Barre dhigi kara maadooyinka kala ah:
1. Internal Medicine,
2.Animal Virology
3.Animal pathology
Shuruudaha laga rabo baraha:
1.Baruhu Waa in uu ka haysta Cilmiga xanaanada Xoolaha shahaadada PHD ama Master
2.Waa in uu leeyahay khibrad wax barid ugu yaraan 5 sano.
3.Waa in uu diyaar u yahay la shaqeynta Jaamacadda Caalamiga Horseed.
Qaabka Loo Codsanayo:
Qof allaale qofkii daneynaayo wuxuu documents-kiisa (CV, Certificates,) ku soo hagaajin karaa email-kan hoos ku xusan inta u dhaxeysa 23 iLaa 25 November 2021.
Email-ka: hr@hiu.edu.so
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to hr@hiu.edu.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
