Branch Manager, Sales person and General Accountant (3 Positions) – Hargeisa, Somaliland

Bilan Techno and Electronics

Branch Manager, Sales person and General Accountant (3 Positions) – Hargeisa, Somaliland

Shaqooyinka;

Bilan Techno and Electronics, waa meherad iibisa agab kala duwan oo ay ka midka yihiin Computers, Printers, iyo agabka Electronics-ka.

Bilan Techno waxay bulshada usoo bandhigaysaa fursadaha shaqooyinkan;

  1. Branch Manager (Maamule Laan),
  2. Sales person (I.T.)- (iibiye agabka Computers-ka),
  3. General Accountant (Xisaabiye Guud)

Skills and Qualifications

Hadaba Shuruudaha looga baahanyahay tartamayaashu waa;

  1. Branch Manager (Maamule Laan);
  • Waa inuu yeeshaa Khibrad shaqo iyo mid Maamul iskugu jirta oo gaaraysa ilaa 5 sanno,
  • Waa inuu kasoo shaqeeyay qaybo ka mid ah agabka ay meheradu iibinayso ee kor kuxusan,
  • Waa inuu yahay qof daggan, soo dhawayn leh, hab-dhaqan wanaagsanna ku suntan,

 

  1. Sales person (I.T.);
  • Waa in uu leeyahay Khibrad shaqo oonan ka yarayn 2 Sanno, oo la xidhiidha iibinta agabka Kombuyuutarada iyo guud ahaanba I.T.-ga,
  • Waa in uu yaqaanaa isticmaalka iyo xidh-xidhidda asaasiga ah ee Kombuyuutarada iyo Printerrada,
  • Waa in uu leeyahay xirfadda iibka iyo soo dhawaynta macmiilka,

  1. Xisaabiye Guud;
  • Waa in uu leeyahay khibrad 5 Sanno oo Xisaabiye-nimo,
  • Waa in uu soo maamulay waax – xisaabeed,
  • Waa in uu diyaarin karaa warbixinnada waaxda xisaabaadka (Financial Reports),
  • Waa in uu yaqaanaa maaraynta keydka agabka meherada,

Qaabka Loo Codsanayo:

Haddaba hadii aad xiisaynayso shaqooyinkaa mid ka mid ah, waxaad codsigaaga shaqada (C.V), kusoo dirtaa email-kan; bilantechno@gmail.com inta ka horeysa 5-ta  November, 2022.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to bilantechno@gmail.com

error: Content is protected !!