SALAAM BANK
Cashier (1 Positions) – Bosaso, Puntland, Somalia
FURSAD SHAQO
Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan bulshada ku nool Magaalada Bosaaso , in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Bankiga.
Jagada Shaqada Bannaan: Cashier.
Goobta Shaqada: Bosaaso , Puntland, Soomaaliya.
Tirada Boosaska: Hal boos.
Wakhtiga Qabashada Araajida: Ka bilaabanaysa 15 – 21 May 2022.
Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha:
1. In uu wato shahaado Asal (Original) ah ee jamacadeed – Bachelor Of: (Business Administration, Management, Economic, Computer Science, Education and Sharia);
2. In uu horay uga soo shaqeeyay Bangi ama shirkad Maaliyeed;
3. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo ku fiican qancinta macaamiisha iyo xiriirka Bulshada;
4. In uu ku fiican yahay xisaabaadka iyo adeegsiga aaladda Computer-ka;
5. In uu si fiican u yaqaan luuqadaha English-ka & Carabiga
Qaabka Loo Codsanayo:
F.G: Waxaa lagu soo hagaajinayaa araajida Xafiiska Salaam Bank ee Bosaaso.
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tell: 90-7792932| 907792179.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
