Darawalo (2 Shaqaale) – Boorama, Somaliland

Karaamo School

Darawalo ( 2 Shaqaale) – Boorama, Somaliland

Ujeedo : baahin dirawalo gaadiid bus

Dugsiga karaamo ee caruurta baahiyaha gaarkaa qaba Borama,Somaliland

No Darawalada loo baahanyahay Shaqaale gaadiid goobta
1 darawalo 2 Laba dirawal bus Boorama

Shuruudaha looga baahanyahay dirawaliintaa waa sidan hoos ku xusan :

  1. Waa in uu ahaado somalilander haysta kaadhka aqoonsiga muwaadinka ( national ID_card )
  1. Waa in haystaa liisanka gaadiidka oo aan dhicin
  2. Waa in da’a diisu tahay inta u dhaxaysa 30 jir ilaa 45 jir
  3. Waa in uu lahayn wax balwad ah nooca ay doontaba ha ahaatee
  4. Waa in uu ahaadaa qof Samir , dulqaad iyo adkaysi shaqo leh
  5. Waa in uu haysto waayo aragDirawalnimo ugu yaraan 6 sano ah
  6. Waa in uu haysto warqada caafimaad ka
  7. Waa in uu haysto warqada danbi la,aanta ( P.T.O )

Tartamayaashu waa in ay codsiydooda iyo aqoonsiyadooda kusoo xereeyaan mudo 4 cisho ah oo ka bilaabmaysa 01/03/2022  kuna eeg 04/03/2022  iyagoo ku soo xerayn doona xarunta Dugsiga karaamo ee caruurta baahiyaha gaarkaa qaba Borama,Somaliland  oo ku yaala xaafada sheikh cali jawhar gaar ahaan waxa uu dhinaca waqooyi kaga yaalaa dugsiga hoose Ee Al_Qalam   ama waxaad xogta ku soo diri kartaa

Email:  karaamoschool13@gmail.com

Land line:  614006 /0637566355

Waxanad keeni kartaa wakhtiga u dhexeeya  6:00 AM  subaxnimo      ilaa   12:00 duhurnimo.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

 

error: Content is protected !!