Dalmar Hospital
Dhakhtar Guud (General Practitioner) – Mogadishu, Somalia
SHURUUDAHA
1. Shahaado jaamaceed oo u dhiganta booska aad codsanayso
2. Waa inaad leedahay khibrad dhan ugu yaraan 2 illaa 4 sano.
3. Waa inaad ku hadli kartaa Luqadaha Soomaaliga iyo Carabiga ama English-ka
4. Waa inaad xirfad fiican u leedahay shaqo kasto oo la xiriirta booska aad codsanayso, hannaanka soo dhoweynta, laxiriirka bulshada, daryeelka bukaanka, iwm.
5. Waa inaad isticmaali kartaa computer-ka, faham fiicanna aad ka heysato.
6. Waa in aad diyaar u tahay in aad ka shaqayn karto xarumaha kala duwan ee Isbitaalka.
Qaabka Loo Codsanayo:
Haddii aad buuxiso shuruudaha sare, fadlan codsigaaga ku soo dir: Email: hr@dalmarhospital.so
Codsi-qabasahada waxa ay ku egtahay illa 12-ka bisha Oktoobar, 2023
FG: Cinwaanka Email-ka ha noqdo booska aad codsanayso

QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job email your details to hr@dalmarhospital.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs