Somali Red Crescent Society (SRCS)
Dhismaha Xaafiiska Cusub ee Ururka Bisha Cas Ee Soomaaliyeed (Somalia)
Dhismaha Xaafiiska Cusub ee Ururka Bisha Cas Ee Soomaaliyeed
The construction of new SRCS Coordination Office
Tartan Qandaraas (Invitation to Bid)
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed wuxuu ku casuumaayaa shirkadaha dhismaha ee u qalma, khibradana u leh barnaamijka qandaraaska dhismaha mashruucan oo laga fulinaayo Muqdisho, degmada Wadajir (Km 5 ee isgoyska Zobe), Gobolka Banaadir.
The SRCS invites bidders from eligible construction companies for the construction of the above-named project being implemented in Mogadishu, Wadajir district (Km 5 at Zobe Intersection), Banadir Regional Administration.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii ay gacan ka geysteen nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada ama ay qaraabo yihiin xubin ka mid ah gudiga qandaraaska hadii uusan hore u sheegin. Ganacsatada yaryar, shirkadaha ay leeyihiin dadka laga tirada badan yahay, iyo shirkadaha dumarku leeyihiin waxaa lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan qandaraaskan.
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Shuruudaha aasaaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos ku xusan:
The main mandatory criteria for bidders are as follows:
- Shahaadada/shatiga Ganacsi ee diwaangalinta oon dhacsanayn lagana qaatay Gobolka Banadir ama Wasaaradaha ay khuseyso ee dowladda federaalka Soomaaliyeed
Valid certificate of registration from Banadir Regional Administration or concerned Somali federal government ministries.
- Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha.
Certificate of attendance to Bidder’s Site Visit
- Soo gudbinta Foomka farsmada oo saxiixan iyo soo jeedinnada maaliyadeed ee ugu yaraan saddex mashruuc hore.
Signed technical submission forms, and financial proposals from at least three previous projects.
- Qiimasheeg si dhamaystiran u buuxsan saxiixanna.
Completely filled and signed BOQ
- Koontada Baanka ee Shirkada.
A company bank account
- Soo gudbinta taariikh-nololeedka shaqaale la aqbali karo oo kormeeraya shaqada la qaban doono.
Submission of CV’s of acceptable supervisory staff proposed for the works.
Qandaraaslahii gacanta ku haya ama hada ka fulinaya wax ka badan hal mashruuc gudaha deegaanka Gobolka Banaadir waxaa laga yaabaa inaan loo tixgalin in heshiis lala galo ama qandaraaslahii fulinaya hal mashruuc/shaqo meel ka baxsan nawaaxiga deegaanada Gobolka Banaadir ama ka fog 5km.
A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project of same scope and extent to this project within Banadir Regional Administration. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Banadir Regional Administration or within 5km from BRA administrative border
Tartamayaasha qandaraaska: Tartamahayaasha qandaraaska danaynaya si ay u dhisaan xarunta Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed waa inay la xirriraan Xafiiska Iibka iyo Saadka ee ku yaalla Degmada Wadajir, Gobolka Banaadir, Soomaaliya saacadaha shaqada xafiiska inta u dhaxeysa (07:30 subaxnimo – 02:00 galabnimo) taariikhdu markay tahay 06 ilaa 20 Maarso, 2021 kalana soo xiriiraan cinwaanka qadka (email): procure.srcs@gmail.com Tarmahii danaynaya wuxuu ka qaadan karaa dukumentiga qandaraaska cinwaanka kor ku xusan ee faqraddan 21 Maarso, 2021.
Bidders: Bidders interested in competing for the execution of the construction should contact and express their interest for the project at Somali Red Crescent Society-Procurement and logistics Office in Wadajir District, BRA, Somalia during the normal working hours (07:30 am – 02:00 pm) on 06 to 20 March, 2021 at this email address: procure.srcs@gmail.com. Interested bidders can receive the bid documents on the 21 March, 2021 from the above-mentioned address within this paragraph.
Booqashada Goobta Shaqada: Waxaa jiri doona boqasho lagu tagayo goobta shaqada laga fulinayo oo ay qaban doonaan wakiilada Ururka Bisha Cas ee Soomaliyeed iyo maareeyaha mashruuca dhismaha ee UBCS, taariikhdu marka ay tahay 27ka Maarso, 2021 saacada 10:00 Subaxnimo ama 4 saac.
Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Somali Red Crescent Society representatives together with SRCS Construction project manager on 27 March, 2021 at 10:00 am.
Qandaraaslayaasha goobta booqanaya waa in ay wataan waraqadda cadeynta oo muujinaysa in qandaaraslahu uu tegay goobta si uu ugu saxiixo Maareyaha mashruuca dhismaha UBCS. Qandaraaslaha isaga ayaa ka masuul ah kharashka safar ee uu goobta ku tagayo.
The bidders should get the certificate of the pre-tender site visit signed by SRCS Construction Project Manager at the project site. The cost of visiting the site should be at the bidder’s own expense.
Soo gudbin: Dukumentiga qandaraaska oo dhameystiran waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran, waxaana la keenayaa cinwaanka:
Xafiiska Iibka iyo Saadka UBCS, Buulo Xuubay, Degmada Wadajir, Mogadishu – Somalia
Submission: Completed bid documents in sealed envelopes should be dropped at the address below:
The Procurement and Logistics office SRCS, Buulo Xuubay, Wadajir District, Mogadishu – Somalia
Waxaana lagu ridayaa Sanduuqa qandaraaska xiran ee yaalla Xafiiska Iibka iyo Saadka Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ee ku yaala, Buulo Xuubay, degmada Wadajir, Muqdisho. Qandaraaslahu waa inuu buuxiyaa saxiixana warqadda qabashada qandaraaska markuu buugga ku rido sanduuqa uuna la wareego Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ugu dambeyn maalinta taariikhdu tahay 17da Abriil, 2021 saacadu markay tahay 2:00 galabnimo ama 8 saac. Codsiyada la keeno waqtigan la xusay ka dib lama qabanayo.
And delivered/dropped in the Tender BOX located in Somali Red Crescent Society – Procurement and Logistics office – at Buulo Xuubay, in Wadajir District, Mogadishu. Bidder should sign bid reception form once bid document is dropped into the tender box and received by Somali Red Crescent Society officials on or before 17th April 2021 at 2:00 pm. Bids delivered after the above-mentioned date and time, will not be accepted.
Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada, alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo aan badalin qiimaha ama sharuudaha, iyo in ay aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid ah codisiyada la soo gudbiyey.
Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Project Management Team reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers.
Furitaanka Araajida: Araajida waxaa lagu furayaa xafiiska isku duwida howlaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed, Buulo Xuubay, Degmada Wadajir, Muqdisho, Soomaaliya taariikhdu markay tahay 20ka Abriil, 2021 saacaduna tahay 09:00 aroornimo ama saddex saac. Waxaana goob joog ka noqon doona gudiga Mareenta Mashruuca iyo qandaraaslayaasha doonaya in ay ka soo qeyb galaan.
Bid Opening: Bids will be opened at the Somali Red Crescent Society Mogadishu Coordination Office, Buulo Xuubay, Wadajir District, Mogadishu, Somalia on 20th April 2021 at 9:00 am in the presence of the Project Management Team and applicants who wish to attend.
Sharuudaha Xulista: Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ka mid yihiin laakiinse aan ku ekeyn maaliyada iyo sharuud-farsameedka, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada.
Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport.