Digital Marketing – Mogadishu, Somalia

Somali Specialist Hospital

Digital Marketing – Mogadishu, Somalia

JAGO BANAAN

Somali specialist Hospital-MOGADISHU

 

Waxaa ka banaan isbitalka Takhasusiga ah ee Soomaaliya jago ah Digital Marketing oo Hal Boos Ah.

Shuruudaha Laga Rabo Qofka Waa:

  • Inuu yaqaan adeegsiga Kumbuyuutarka iyo adegsiga barnaamijyada loo isticmaalo naqshadeenta iyo diyaarinta muuqaalada iyo posterad kuwa ugu dambeeyey.
  • Waa inuu yaqaan adeegsiga kamerada waxna ku duubi karaa, isla markaana uu sawiro ku qaadi karaa
  • Inuu luqada English-ka fahmi karaa
  • Wa inuu heystaa shahaado jaamacadeed ama wax u dhigma
F.G: Araaji qabashada waxa ay ku egtahy 12 Sep 2021.
Faah fahin wac Tel No. 0617685313 ama kudir CV-gaaga Email-kan: drsamakaal@gmail.com

 

………………………………………………………………………………………

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to drsamakaal@gmail.com

error: Content is protected !!