Telesom Company
Electrical Engineer (2 Positions) – Hargeisa, Somaliland
Human Resource Department
Date: August 1st, 2022
Ogaysiis Shago Banaan
Booska: Electrical Engineer
Tirada: Laba Oof
Qaybta: Farsamada
Magaalada: Hargeysa
Qeexida Booska:
Shirkadda Telesom waxay raadinaysaa laba Electrical Engineer o ka shageyn doona korontada (AC iyo DC) gaar
ahaan Xarumaha shirkadda, wajibaadyada ugu muhiimsan waxa ka mid ah Rakibista Solar-ta iyo Battery-yada iyo
dayactirka agabka koronta (Wiring, Panels-ka, Inverters-ka, Distribution Boards-ka, Controllers-ka, ceiling Fans,
Sockets, light Bulbs) ee Xarumaha shirkadda.
Waajibaadyada shaqada ugu muhiimsan:
1. Rakibaada qalabka dabka (installing), dayactirkooda(Repairing), maintenance-kooda, wire-garaynta (wiring) iwm
2. Rakibaada battery-da gaababka kala duwan ee loo xidho sida 24v, 36v,48v iwm
3. Ka warqabka qalabka Power-ka ee loogu adeego isgaadhsiinta (Telecommunication-ka) sida:
a. Rectifiers-ka,
b. UPS-yada,
c. Power distribution Frame-ka (PDF-yada)
d. Battery-yada
4. Ka hawl galka dayactirka xarumaha shirkadda (perform General electrical maintenance)
5. Diyaarinta yo ka talo bixinta baahida qalabka power-ka ee loo baahdo
6. Rakibidda, cilladsaarka iyo dayactirka solar system-ka
7. la socodka KPI-yada ivo Alarms-ka ee Solar System-ka
8. ka shagaynta iyo horumarinta dabka High Voltage-ka
9. La shaqaynta Engineerada iyo Farsamayaqaanada marka la kicinayo xarumaha cusub ee shirkadda (New site)
iyo midka la kordhinayo (expansion site).
10. Diyaarinta report-ka shagada la qabto
11. lyo Hawlaha kale ee maamulkiisu u igmado
Skills and Qualifications
Aqoonta/Xirfadda/Khibraha looga baahan yahay qofka:
1. Inuu haysto Shahaado Jaamacadeed o ah Electrical Engineering.
2. Inuu agoon u leeyahay Electro-mechanical (Basics)
3. Inuu leevahav khibrad shago o dhan 2 sanadood oo la xidhiidha korontada
4. Inuu fuuli karo meelaha dhaadheer.
5. Inuu yahay qof u adkaysan kara culayska shagada.
6. Inuu leeyahay xilkasnimo yo habdhaqan wanaagsan.
How to apply
Qofka doonaya inuu u tartamo booskan waxaa looga baahan yahay:
~ Inuu Codsigii shaqo, CV-glisa iyo shahaadooyinkiisa ku soo diro recruitment@telesom.com
ugu dambayn August 15′”, 2022. Saacadu markay tahay 05:00 galabnimo.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to recruitment@telesom.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
