Emergency General Practitioner(GP), Towfiiq, Yaaqshiid, Muqdisho, Soomaaliya

Mogadishu Specialist Hospital

Emergency General Practitioner(GP), Towfiiq, Yaaqshiid, Muqdisho, Soomaaliya

𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨:

Jagada: Emergency General Practitioner(GP)

Tirada: 1

Shuruudaha codsadaha:

  • Shahaado jaamacadeed iyo transcript, sidoo kale degree la xiriira caafimaadka aya la doorbidaya.
  • Inuu leeyahay khibrad ugu yaraan 3 sano uuna ka soo shaqeeyey qeybta Emergency-ga.

Codsaduhu waa inuu keenaa:

  • CV, Cover letter iyo shahaadoyinkiisa.
  • lnuu keeno Cadeynta goobaha uu ka soo shaqeeyey (Experience Letter).

Qaabka Loo Codsanayo:

Dhamaan Documents ka fadlan noogu keen xarunta isbitaalka oo ku taalla:

DEGMADA: YAAQSHIID, XAAFADA: TOWFIIQ, EX: SNTV, Kahor 16/01/2024.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

error: Content is protected !!