Mogadishu Cable Tv
Farsamo Yaqaan Koronto – Mogadishu, Somalia
Fursad Shaqo:
Shirkadda Mogadishu Cable waxa ay doonaysaa Farsamo-yaqaan Koronto waxaana laga rabaa in uu aqoon buuxda u leeyahay:
1. Dabka noocyadiis kala duwan
2. Inuu leeyahay khibrad shaqo muddo laba sano ah ugu yaraan
3. Inuu cabirka saacadda si fiican u yaqaano
4. Inuu kala fahmi karo DC iyo AC si isku mid ahna ugu wada shaqeyn karo
5. Waa inuu soollarka ka shaqeyn karo
6. Waa inuu fahmi karo cilladaha degdegga ah
Qaabka Loo Codsanayo:-
Haddii aad ka bixi karto howshaan fadlan emailkan hrm@mctv.so ku soo dir CV-gaaga ka hor 20ka November 2021.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to hrm@mctv.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
