Fursad Dahabi Ah: Ku Baro Koorsada Food Security & Livelihoods – Si Bilaash Ah!

  • Online

Qaran Jobs

🎯 Fursad Dahabi Ah: Ku Baro Koorsada Food Security & Livelihoods – Si Bilaash Ah!

Ma rabtaa inaad barato xirfad si weyn loogu baahan yahay gudaha hay’adaha samafalka iyo kuwa horumarinta? Hadda waa fursaddaada!

Waxaad si lacag la’aan ah ku baran kartaa koorsada:
🌾 Food Security and Livelihoods


Maxaa ka dhigaya koorsadan mid gaar ah?

Bilaash – wax lacag ah lagama rabo!
100% Online – waxbarasho tayo sare leh, meel kasta waad ka baran kartaa
Koorsadu waxay furan tahay 1 isbuuc oo keliya laga bilaabo marka la dhigo post-kan
Shahaado rasmi ah qofkii dhammeeya koorsada wuu dalban karaa, waana shahaado cadeyneysa inaad qaadatay course-kan.


Ha moogaanin!

Xirfadahan waxay kaa caawin doonaan shaqo-helidda, gaar ahaan marka aad rabto inaad la shaqeyso hay’adaha samafalka, horumarinta, ama kuwa caalamiga ah.

📲 Ku biir kanaalka Telegram-ka si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo link-ga koorsada:

👉 [KU BIIR HALKAN: https://t.me/+kIeSwpffvqhiNjk0]

Ku Biir Halkan

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

To apply for this job please visit t.me.

error: Content is protected !!