Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
FURSAD SHAQO BAREYAAL: Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka
Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay Raadinaysaa Bareyaal dhigikara maadooyinka hoos ku xusan:-
- Procurement and Logistics Management
- Governmental Accounting
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
- Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu codsanayo
- Waa in uu ku soo qaatay heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacdda
- Maadadaas waa in ay ka muuqtaa transcripts ka
- Qofka Soo codsanaaya maadada logistikada waa in uu haystaa shahadda 1aad iyo 2aad ee waxbarasho takhasuska logistikada ama Maamulka gancsiga. Bachelor and Master of procurement and Logistics or Bachelor and Master of Business Administration
- Qofka codsanayo maadada Accounting ka Waa in uu ka haystaa shahaaddada heerka 1aad & 2aad takhasuska (Bachelor and Master of Accounting)
- Celcliska Buundada soo codsadaha waa in aysan ka yareeyn [B+ ama B] CGPA
- Waa in uu leeyahay ugu yaraan laba sano oo khibrad dhanka macllinimadoa oo ah heer jaamacdeed
- Waa in uu diyaaruyahay inuu sibuuxda ula shaqeeyo kulliyadda Dhaqalah iyo Maamulka
- Waa in uu ku wanaagsanyahay Afka ingiriiska iyo Soomaaliga.
- Soo codsadadaha waa in uu cinwaan kaga dhiga maadada uu so codsanayo (Procurement and Logistics Management ama Governmental Accounting).
Soo codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo ducumintiyada soo socda
- Warqaddacodsigashaqada
- CV ga codsadaha
- Shahaadooyinkaheerka 1aad iyo 2aad
- Transcrpts ka heerka 1aad iyo 2aad
Qaabka Loo Codsanayo
Soo codsadayaashu waxay Araajidooda ku soo hagaajikaraan cinwaanka hoos ku xusan
FiiraGaar Ah
❖Araaji qabashadu waxay ku egtahay 25, August 2021.Saacadda 11:59 duhurnimo, xilliga Soomaaliya.
❖GoobtaShaqada: Xarunta Gahayr Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS).
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to academic.economics@snu.edu.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs