Somlink Telecom
(Fursad Shaqo) Field Sales Officer – Mogadishu, Somalia
FURSAD SHAQO
FAAH-FAAHINTA SHAQADA
Waxaad mas’uul ka noqon doontaa suuq geynta adeegyada shirkadda, waxaadna u xilsaan saarantahay fahamsiinta macaamisha adeegyada kala duwan,
Xaqiijinta iyo dabagalka macaamilka, sidoo kale gaarista yoolalka suuq geynta ee laguu qoondeeyay.
Waajibaadka waxaa ka mid ah suuq geynta adeegyada shirkadda oo kala duwan, la kulanka macaamiisha,
ka warqabka dedaadalada socday, u adeegista macaamiisha wixii maclumaad la xiriira iyo dhameystirka suuq geynta si wafaagsan yoolka laguu qoondeeyey.
Si aad ugu guulaysato doorkan, waxa lagama maarmaan ah in aad leedahay dabeecad hufan, fahan wanaagsan oo ku saabsan habka suuq geynta iyo sidoo kale kalsooni buuxda u leedahay gudbinta iyo ka dhaadhicinta macaamiisha fariinta suuq geynta.
WAAJIBAADKA SHAQO
SHURUUDAHA LAGAAGA BAAHANYAHY
Kombiyuutar Sayniska, Isgaarsiinta ama cilmiga la xiriira.
KU SOO HAGAAJI CODSIGAAGA:
Araaji Qabashada waxey ku eg tahay: 8th March 2022.
Mahadsanid

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
