Albirri Hospital
Fursad Shaqo:
Kalkaaliye/So Caafimaad, Mogadishu, Somalia
km14 Afgoi Road, Mogadishu, Somalia
Ku Saabsan Albirri Hospital
Isbitaalada Albirri ayaa ah goobo caafimaad oo casri ah oo ku yaala wadada KM 14 Afgooye magaalada Muqdisho iyo degmada Cadaado ee gobolka Galagduud. Isbitaalada Albirri ayaa albaabada u furay bukaankii ugu horeeyay 14th April 2013.
Fursad Shaqo
Waxan Qaadaneynaa Howlwadeen_Cusub Oo Ah Kalkaaliye/So Caafimaad 1 Boos.
Shuruudaha Laga Rabo:
In uu Heysto Shahaadada Nursing ah.
Inuu Garanayo Afka Carabiga oo uuna noqon karo Turjumaan.
Inuu Leeyahay 2 Sano oo khibrad Shaqo ah.
Qaabka Loo Codsanayo:
Fadlan codsigaaga shaqada ku soo hagaaji Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha Isbitaalka Albirri


Fiiro_Gaar ah
𝗤𝗮𝗯𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝘂 𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗲𝘆 𝗸𝘂 𝗲𝗴𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 25 𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗝𝗮𝗻 2024.
Faahfaahin Dheeri ah Nagala Soo Xiriir
0610331166

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs





