Mogadishu Specialist Hospital
Fursad Shaqo – Practitioner Position – Mogadishu, Somalia
| GENERAL PRACTITIONER (GP) DOCTORS |
CODSADAHA WAXAA LAGA DOONAYAA:
- In uu yahay Somali, kuna hadli karo afka Soomaaliga
- In uu heesto shahaado (MBBS)
- In uu leeyahay qibrad 3 sanno iyo ka badan
- Wa in uu ku caddeeyo CV-giisa goobaha uu ka soo shaqeeyay si faahfaahsan.
CODSADUHU WAA INUU KEENAA:
- Soyaalkiisa Qofeed (CV),
- Cover Letter, &
- Shahaadada copy ah, kuna soo hagaajiyo xafiiska shaqada iyo shaqalaha ee isbitalka MOGADISHU SPECIALIST HOSPITAL.
F.G: Muddada Qabashada Araajida Waxa Ay Ku’ Egtahay 4ta February 2023.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs