Website JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed-JUS waxaa ka banaan fursad shaqo oo ah Xisaabiye (Accountant).
Shuruudaha laga rabo Codsadaha:
- Inuu Shahaadada heerka 1aad iyo 2aad ka heysto Accounting.
- Inuu ku soo shaqeeyey Accounting & Book keeping Ugu yaraan 4 sano
- Inuu aqoon,xirfad iyo qibrad Shaqo u leeyahay barnaamijyada kala ah QuickBooks, Peachtree, Daceasy, etc
- Inuu leeyahay asluub wanaag
- Inuu ku fiicanyahay la Shaqaynta dadka
- Inuu aad ku fiicanyahay luqada English iyo Soomaaliga( Aqris iyo Qoraal ba).
- Inuu ku fiicanyahay isticmaalka kambuyuutarka
Codsiga iyo shahaadooyinkaaga ku soo dir E-mail kan Recruitment@snu.edu.so
F.G : Arji qabashada waxa ay ku ektahay 17-Apriil-2021.
To apply for this job email your details to Recruitment@snu.edu.so