Dalmar Specialist & Teaching Hospital

Isbitalka Takhasusiga ee Dalmar waxa uu shaqaalaysiinayaa waaxaha soo socda:
1. Maamulka iyo maaraynta shaqaalaha (Admin iyo Human Resource Assistant)
2. Xiriirka Dadweynaha iyo Wakiilada Iibka. (Pubic Relations and Sales Representative)
3. Soo dhawaynta. (Front desk)
4. Tababar kalkaaliyaal:
– Qaybta indhaha. (Ophtalmic Nurse)
– Qaybta kelyaha/Xarunta kelya sifaynta (Dialysis Nurse)
– Qaybta Qalliinka Guud (General Surgery)
– Qaybta ICU iyo NICU.
– Qaybta daawaynta carruurt (Pediatric Nurse)
Fadlan ku soo dir CV-gaaga recruitment@dalmarhospital.so oo wata dhammaan shahaadooyinkaaga waxbarasho. Tababarka Kalkaaliyaha wa inaad haysto shahaado kalkaaliye oo jaamacad la aqoonsan yahay.
Mawduuca E-mail-ka waa inay noqotaa booska aad codsanayso.
Waa inaad 100% u taqaanaa Af-Soomaaliga, Carabiga iyo Ingiriisiga.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to recruitment@dalmarhospital.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
