GARDENER (JARDIINLE) – KISMAAYO

ICRC

GARDENER (JARDIINLE) – KISMAAYO

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) waa eex la’aan, dhexdhexaad ah oo madax bannaan oo hawsheeda gaarka ah ee bini’aadantinimo ay tahay ilaalinta nolosha iyo sharafta dhibanayaasha iskahorimaadyada hubeysan iyo xaaladaha kale ee rabshadaha iyo inay u fidiso gargaar. ICRC waxay sidoo kale ku dadaalaysaa inay ka hortagto dhibaatada iyadoo horumarinaysa oo xoojinaysa sharciga bani’aadamnimada iyo mabaadi’da caalamiga ah ee bani’aadamnimada.

FURSAD SHAQO

JARDIINLE

KISMAAYO

Kusaabsan Shaqada

Jardiinlaha waxa uu ilaaliyaa jardiinooyinka xafiisyada sidokale waxa uuna xaqiijiyaa nadaafadda guud ee agagaarka dhismaha ICRC.

Tani waa jago banaan oo loogu tala galay qof udhashay waddanka/dagane Kismaayo, Soomaaliya.

Waajibaadka iyo Masuuliyadaha

  • Wuxuu xaqiijinayaa in jardiinooyinka iyo aagga bannaanka ee gudaha dhismaha ICRC ay yihiin kuwo si wanaagsan loo dayactiray oo nadiif ah
  • Wuxuu daryeelaa dhirta gudaha kutaalo si uu xafiiska unoqdo mid bilic waanagsan leh
  • Wuxuu hubinayaa in qalabka iyo agabka jardiimaha si wanaagsan loo dayactiray ayna ku suganyihin xaalad wanaagsan
  • Wuxuu qabanayaa dayactirka aasaasiga ah ee qalabka iyo mishiinnada beerta/ Jardiimaha
  • Wuxuu qabanayaa hawlo kale oo farsamada gacanta ah sida rinjiyeynta, hagaajinta albaabada iyo qalabka kale ee dhismaha marka baahi timaado
  • Wuxuu qabanayaa dayactirka tuubooyinka yaryar iyo arrimaha korontada marka loo baahdo
  • Waa inuu u hoggaansamo xeerarka caafimaadka iyo badbaadada

—————————————————————-

The International Committee of the Red Cross (ICRC) is an impartial, neutral and independent organization whose exclusively humanitarian mission is to protect the lives and dignity of victims of armed conflict and other situations of violence and to provide them with assistance. The ICRC also endeavours to prevent suffering by promoting and strengthening humanitarian law and universal humanitarian principles.

EMPLOYMENT OPPORTUNITY

GARDENER

KISMAYO

About the Job

The Gardener maintains office gardens and ensures general cleanliness around the ICRC Premises.

This is a national/resident position based in Kismayo, Somalia.

Duties and Responsibilities

  • Ensures that gardens and outdoor area within ICRC premises are well maintained, neat and tidy
  • Takes care of the indoor plants for a good office ambience
  • Ensures that gardening tools and equipment are well maintained, serviced and in good working condition
  • Undertakes basic repairs of tools and garden machinery
  • Performs other manual tasks; painting, and repairing doors and other building fixtures, when need arises
  • Handles minor plumbing repairs and electrical issues when need be
  • Adheres to the Health and Safety regulations

Shahaadooyinka ugu yar iyo kartida loo baahan yahay

  • Shahaadada Dugsiga Hoose
  • 2 sano oo waayo-aragnimo shaqo la mid ah
  • Khibrad u leh goynta xayndaabyada, jaridda iyo isticmaalka agabka/qalabka ku habboon (Mowers-ka cawska, jar-jarayaasha cawska, xayndaabyada iyo caleen afuufayaasha)
  • Awood u leeyahay inuu kulaxiriiro dadka af Ingiriis heerka A2 sidokale waa nuun si faseex ah ugu hadlikaraa afka Soomaaliga
  • Dhiirigelin iyo han weyn u leh shaqadaada
  • Abaabulan ahne qorsheeye wanaagsan oo hagaagsan
  • Habdhaqan wanaagsan leh taas oo muujisaa hoowlkarnimo shaqo kooxeed kusaleeysan
  • U shaqeynkara si madax bannaan oo hagid iyo kormeer yar

—————————————————————-

Minimum qualifications and required competencies

  • Primary School certificate
  • 2 years’ experience in a similar job
  • Experience in hedge cutting, mowing and the use of the relevant tools/equipment (Lawn mowers, grass trimmers, hedge cutters and leaf blowers)
  • Ability to communicate in English, A2 Level and fluent in Somali language
  • Self -motivated and possess immense pride in your work
  • Organized, good planner and tidy
  • Excellent interpersonal skills and demonstrates good team working spirit
  • Works independently with minimum supervision

How to apply

Sida loo codsado

Codso adiga oo diraya warqadaada codiga iyo CV-ga kuna hagaajinaya waaxda shaqada iyo shaqaalaha, Heyadda ICRC ee Soomaaliya, ciwaankeeda ah: sokrecruitment@icrc.org. Waxay xirmaysaa condsashada jagadaan banaan 16th Maarso 2023.

Si cad u sheeg cinwaanka jagada Gardiner -Kismayu (Jardiinle -Kismayu) adigoo kuqorayo qeeybta mawduuca emailkaaga.

OGOW IN CODSIGA LAGU SOO DIRAY EMAIL OO KELIYA LA TEXGELIN DOONO.

  • Fadlan ogow in murashaxiinta liiska gaaban oo keliya lala xiriiri doono oo shaandheyntu ay horseedi doonto in si toos ah ladiido codsiyada aan shuruudaha soo buuxin. Wixii su’aalo ah oo ku saabsan booska waa in lagu hagaajiyaa sokrecruitment@icrc.org.

—————————————————————-

How to apply

Apply by sending your cover letter and CV addressed to the Human Resources Manager, ICRC Somalia Delegation, on the email address sokrecruitment@icrc.org. The closing date is 16th March 2023. Clearly indicate the position title Gardener Kismayo in the subject line of your email.

NOTE THAT ONLY EMAILED APPLICATIONS WILL BE CONSIDERED.

Please note that only short-listed candidates will be contacted and canvassing will lead to automatic disqualification. Any enquiries about the position should be addressed to sokrecruitment@icrc.org.

Click on the link for information on data protection: Personal data protection information

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to sokrecruitment@icrc.org

error: Content is protected !!