BARKULAN GROUP
General Acountant – Burao, Somaliland
BARKULAN GROUP
Burao-Somaliland
Date 19-03-2022
BAAHIN FURSAD SHAQO
Barkulan group waa xarun ganacsiyeed ka kooban qaybo kala duwan oo ah fuel station, restaurant, supermarket, hotel hurdo iyo hall waxa ay baahinaysa lana socodsiinaysa dhamaan bulsha waynta reer burco inay ka banaan tahay fursad shaqo
- Ah 1 boos xisaabiye guud (general acountant).
SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY CODSADAHA SHAQADA :
- In uu haysto shahaadada heerka 1 aad ama heerka labaad ee jaamacadda Kulliyada Xisaabaadka bachelor degree or master of accounting.
- In uu khibrad uleeyahay barnaamij xisaabeedyada kala ah QuickBooks, Peachtree, daceasy, sidoo kalena kusoo shaqeeyey
- In uu xirfad u leeyaha adeegyada qoraal ee microsoft (word, excel), kuna shaqayn karaa
- In uu aqoon buuxda uleeyahay diyaarinta warbixin maaliyadeedka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle ba.
- In uu ku wanaagsanyahay qoraalka iyo ku hadalka english iyo arabic.
- In uu leeyahay habdhaqan hagaagsan, anshax shaqo, matali karana magaca iyo sumcadda shirkadda
- Inuu leeyahay khibrad shaqo oo ah ugu yaraan 3 sanno iyo ka badan.
haddii aad buuxin karto shuruudahan, codsigaaga & cv-gaaga noogu soo hagaaji : E-mail: barkulanjobs@gmail.com Ama Xarunta shirkadda.
wixii faah faahin Dheeraad ah nagalasoo xidhiidh :
+252 63 4436032 | 065-9436032 | 063 4300022
FG: qabashada Araajidu waxa ay ku eegtahay 31.03.2022, saacadda 5:00 Galabnimo.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
