General Director – Burao, Somaliland

BARKULAN GROUP

General Director – Burao, Somaliland

BARKULAN GROUP

Burao-Somaliland
BAAHIN FURSAD SHAQO 19-03-2022

Barkulan group waa xaruun ganacsiyeed ka kooban qaybo kala duwan oo ah fuel station, restaurant, supermarket, hotel hurdo iyo hall waxa ay baahinaysa lana socodsiinaysa dhamaan bulsha waynta reer burco inay ka banaan tahay fursad shaqo oo Ah 1 boos Oo Ah Maamule Guud ( General Director ).

SHURUUDAHA LOOGA BAAHANYAHAY CODSADAHA SHAQADA :

  1. In uu haysto mid kamid ah shahaadooyinka heerka 1 aad ama heerka labaad ee jaamacadda kulliyadaha human resource management, business administration, economic.
  2. In uu leeyahay khibrad maamul iyo shaqo oo dhan ugu yaraan 5 sanno
  3. In uu khibrad uleeyahay isku xidhka guud ahaan dhamaan waaxyaha shirkadda o o k a k o o b a n restaurant, fuel station, supermarket, hotel hurdo iyo hall.
  4. In uu awood uleeyahay horumarinta bilicda, nadaafada iyo qurxinta deeganka guud ee shirkadda
  5. Inuu awood uleeday Ilaalinta tayada shaqada iyo horumarinteeda
  6. Inuu awood uleeyahay la xisaabtanka maamul hoosaadyada qayb kasta.
  7. In uu aqoon uleeyahay Diyaarinta warbixinta guud ee shirkadda iyo xog siinta Board-ka xili kasta oo looga baahdo.
  8. In uu xirfad u leeyaha Isticmaalka computer-ka Iyo system xisaabeedka QuickBooks
  9. In uu aqoon buuxda uleeyahay diyaarinta warbixin maaliyadeedka shirkadda maalinle, bile iyo sanadle ba.
  10. In uu ku wanaagsanyahay qoraalka iyo ku hadalka english iyo arabic.
  11. In uu yahay qof hal abuur leh (initiative) isla markaana karti uleh shaqada loo diray waxna kusoo kordhin kara.

haddii aad buuxin karto shuruudahan, codsigaaga & cv-gaaga noogu soo hagaaji : E-mail: barkulanjobs@gmail.com Ama Xarunta shirkadda.

Wixii faah faahin Dheeraad ah nagalasoo xidhiidh :

+252 63 4436032 | 065-9436032 | 063 4300022

FG: qabashada Araajidu waxa ay ku eegtahay 31.03.2022, saacadda 5:00 PM Galabnimo.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!