Business Connect TV
Graphic Design with Video Editing – Mogadishu, Somalia
JAGO SHAQO OO KA BANNAAN SHIRKADA BUSINESS CONNECT MEDIA GROUP.
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha in shirkada Business Connect ka bannaan tahay jago Graphic Design with Video Editing.
Shuruudaha laga Rabo Qofka:
1. Waa inaad ku shaqeyn kartaa Softwares ka kala ah Adope Illustrator, Adope Photoshop iyo Adope Premiere.
2. Waa inaad tahay qof Howl-kar, Jecel Qancinta Macaamiisha.
3.Waa inaad Heysataa Shahaado Jaamacadeed ama Wax u dhigma.
4.Waa inaad tahay Qof Jooga Magaalada Mogadisho.
Qaabka Loo Codsanayo:
Hadii aad Buuxin karto Shuruudaha kor ku xusan Cv gaada noogu so dir Businessconnect.so@gmail.com.
Nasiib Wacan.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to Businessconnect.so@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
