Graphic Designer at SMART Technology Solution (1 Position) – Mogadishu, Somalia

SMART Technology Solution

Graphic Designer at SMART Technology Solution (1 Position) – Mogadishu, Somalia

FURSAD SHAQO

SHIRKADDA SMART TECHNOLOGY SOLUTION Waxa Ay Ogeysiineysa Dhammaan Bulshada Ku nool Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Shirkadda.
Jagada Shaqada Bannaan: Graphic Designer
Goobta Shaqada: Mogadishu, Somalia
Tirada Boosaska: Hal boos.
Wakhtiga Qabashada Araajida: Waxa Uu Ka bilaabanaysa 6-da bisha May kuna-ekaan doonta 10-ka bisha May, 2022.

Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha:

1. In uu wato shahaado Asal ah (Original) ah ee jamacadeed – (Bachelor’s degree)
2. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo kuna fiican xiriirka Bulshada,
3. In uu ku fiican yahay adeegsiga aaladda Computer-ka, gaar ahaan software-da Hoos ku xusan :
*illustrator
*Photoshop
*After Effects
*Premier Pro
4. In uu si fiican u yaqaan luuqadaha English-ka & Carabiga,
5. In uu leeyahay Labo sano waayo aragnimo shaqo ah (2years Experience)

Qaabka Loo Codsanayo:

Fadlan Waxaa lagu soo Hagaajinayaa Araajida Email-ka Shirkadda: Info@sts.so
Nasiib Wacan,

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to Info@sts.so

error: Content is protected !!