Riyaad Specialized Hospital
Hospital Administration Manager – Ceelasha Biyaha
JAGO BANAAN
Waxaa dhamaan Ummadda Soomaaliyeed la ogeysiinayaa in lsbitaalka takhasuusiga ah ee Riyaad Specialized Hospital Ceelaha Biya ay ka abanaan tahay hal jago ah:
Hospital Administration Manager
Shuruudaha laga doonayo codsadaha:
- Codsaduhu waa in uu wataa shahaado jaarnacadeed
- Waa in ay dhameystiran yihiin dhamaan dukumiintiyadiisa oo dhan
- Waa in uu leeyahay qibrad maamul ugu yaraan hal (1) sanno.
- Waa in uu degen yahay ama ka shaqeyn karaa deegaanka Ceelasha Biyaha
Qaabka Loo Codsanayo:
Codsaduhu waxa uu keenayaa codsigiisa xarunta isbitaalka Riyaad ee Ceelasha Biyaha, laga bilaabo 13ka febraayo 2023 ilaa 17ka febraayo 2023 oo ay ku egtahay araaji qabashada.

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs