XAMAR HOSPITAL
(Fursado Shaqo)
Jagooyin Banaan (Pharmacist, Midwifery & Laboratory Technician)
Shaqooyin Caafimaad
UJEEDO JAGO BANAAN
Waxaa dhamaan Ia ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee xamar hospital ay ka banaan tahay jagooyinkaan shaqo oo kala ah.
- Pharmacist
- Midwifery
- Laboratory Technician
Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 17-09-2022 waxa eyna ku egtahay 2009-2022.
Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidaan.
1-Waa in uu heestaa shahaado bachelor ah oo Ia xeriirta shaqada uu codsanayo .
2-in uu leeyahay ugu yaraan 4 nano oo khibrad shaqo ah oo Ia xeriirta booska uu codsanayo .
3- waa in uu la yimaado documents kiisa oo dhameystiran
4-waa in uu shaqeyn karaa waqti kaste ee loo baando , maadaama shiftiyo
kala duwan lagu shaqeeyo.
5-waa in uu aqoon u leeyahay luuqada carabiga ku hadal iyo qoraalba . Waxaad keeni kartaa documents isbitaalka XAMAR HOSPITAL.
Waxaan la soo xeriiri doonaa inta qof ee short listiga ku so baxda insha Allaah.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs