Kalkaaliye Caafimaad – Mogadishu, Somalia

Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Kalkaaliye Caafimaad – Mogadishu, Somalia

 

Isbitaalka Jaamacada Jazeera

 

QaranJobs

 

Waxaa la’ ogeysiinayaa xirfadlayaasha kalkaaliyayaasha ah in isbitaalka Jaamacadda Jaziira uu qaadanayo 1 Kalkaaliye.

Shuruudaha laga doonayo waa:

  1. Shahaado waxbarsho oo ah Bachelor degree oo Nursing ah
  2. Documents-ka kala ah CV iyo dhamaan cadeymaha kale ee la xiriira khibrada shaqo
  3. Khibrad shaqo oo sadex sano oo kalkaaiyanimo ah
  4. Inuu shaqayn karo shift-yada kala duwan ee isbitaalka

 

Qaabka Loo Codsanayo:

Waxaa lagu soo diri karaa CV-yada iyo codsiyada email-kan: hospital@jazeerauniversity.edu.so

Codsi qabashada waxay ka bilaabaneysaa 06/06/2021 waxa ayna ku egtahay 13/06/2021.

F.G: Waxaa lala soo xiriiri doonaa dadka soo gala Short list-ga insha Allaah.

 

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on Social Media:

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

To apply for this job email your details to hospital@jazeerauniversity.edu.so

error: Content is protected !!